Jimlo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Badeeco isku nooc ah, badan oo laysku iibsado.


Jimlo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Tiro xisaabeed oo laysu geeyey wadarteeda. ld jamlo, jimlad, jumlad, jumlo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jimlo

jamlo | jimlad | jimlee | jumlad | jumlo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg