jinac
(m.l)

Cayayaan yaryar oo jaadad badan u kala baxa oo magangooyaha ka yar quraanyadana ka weyn; jirac. ld jirac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jinac

jirac [m.l]
ld jinac.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg