Jinaw
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-jinaw, m.dh)1. Geedquwaax dheer oo cufan, caleen dhanaan oo la cuno leh. 2. J. ah: caano oo dhanaan noqday.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jinaw ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

