Jinbo
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Awr madax adag oo aan la xiriiri karin.
Jinbo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)Awr xiriir goosasho; xiriirfuro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jinbo ↴
jinbasho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

