Jiriid
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ddo, m.dh)Lafta daanka ee dhegta ka hoosaysa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiriid ↴
jiriiddee | jiriiddeyn | jiriido |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

