Jirjirree
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)1. Dhabar u seexasho. 2. Dhabar u dabaalasho. 3. Qof hadba dhinac isu rogid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirjirree ↴
jirjirreyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg