Jirme
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(bot.) Geedgaab, qodax yaryar iyo caleemo balballaaran leh, dhulka buuralay-da ah ka baxa oo qoloftiisa wax lagu aslado. ld jirmo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirme ↴
jirmo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

