Jisakaddare

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Abaalkii loo galay, wax xun ku guda (qof); qfkii wanaag u gala, ka abaaldhaca. ld jisadkaddare.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jisakaddare

jisadkaddare |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg