Jisyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Canshuur muslinku ka qaadi jirey dadka ehelu kitaabka ah sida Kirishtaanka iyo Yuhuudda. ld jisyad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jisyo

jisyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg