Joogjoogle
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Roob aan kala go'lahayn oo habeenkii da'a. 2. Legdan laba qofood oo kala xoog badan oo kan xoogga badani labadiisa gacmood laabto oo lugaha kaliya ku legdamo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joogjoogle ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

