Joohaar-bibanji
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bijoohaar, biish-bijoohaar, joohaar-bibiish.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joohaar-bibanji ↴
banji-bijoohaar | biish-bijoohaar | joohaar-bibiish |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg