Jugley
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(bot.) Shimbir weyn oo ay goroyada isku bahyihiin, oo aan duullimaad dheer samayn karin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jugley ↴
barijugley | barijugleyn | cagajugleyn | jugleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg