Jugux

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Cod la maqlayo marka wax la laqayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jugux


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg