Jukee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-keeyay, -keysay)1. ld jugee (1). Si isdabajoog ah wax u tumid 2. Dhar la dhaqayo baaf iwm gudihiisa ku garaacid ama ku xafuujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jukee ↴
jugee | jukeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg