Juqraafiga dabiiciga

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Laan ka mid ah juqraafiga oo ku shuqul leh muuqaal-lada dabiiciga ah ee dhulka ee ay ka mid yihiin berriga, biyaha iyo hawada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juqraafiga dabiiciga

cilmiga buuraha |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg