Juqraafiga nafleyda

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Barasha noolosha dabiiciga ah (xoolaha iyo deegaanta) oo anuu ku jirin dadku. Waxa la darsaa dariiqooyinka iyo siyaabaha xoolaha iyo deegaantu ugu fidaan, uguna filiqsanyihiin dhulka dushiisa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juqraafiga nafleyda


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg