Juudaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cudur halis ah oo dadka oogadiisa googooya.


Juudaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Cudur muddo dheer oo uu keeno “mycobacterium leprae”. Wuxuu wax yeelleeyaa maqaarka, dareemayasha iyo xuubka gudaha ka mara xubnaha daloola (mucous membrane). Waxaa laga helaa dalalka cimilada kulul, si toos ah ayaa la isaga qaada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juudaan

dabsoon |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg