Kaaha-altaratyolet

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

(fiis.) Kaahinta birlabdanabeed ee hirbaacoodu u dhexeeya kan midabka cinab sare iyo fallaadhaha-x (x=egs), taas oo ah inta u dhexeysa 400 naanomitiri (nm) iyo 4 naanoomitiri (nm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaaha-altaratyolet


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg