Kaarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Kiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaarad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg