Kaballeef
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-fyo, m.dh)Qof liidnimo darteed wax kasta oo dadnimada ku xun u hoggansama; kabaqaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaballeef ↴
kabasiib |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

