kabax
(m.l)Meel ciidda laga qaado si ceel iwm looga dhigo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabax ↴
kabash-kabash [m.dh]
Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax-kabax.
kabash-kabashlayn [m.f.dh]
eeg khabash-kabashlee. ld kabax-kabaxlayn.
kabash-kabashlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.
kabax-kabax [m.dh]
ld kabash-kabash.
kabax-kabaxlayn [m.dh]
ld kabash-kabash-layn.
kabax-kabaxlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld kabash-kabashlee.
kabaxow [m.l]
Neef xoolo ah oo aad u gaboobay.
lid-jidh-dhaliye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(baay.) Walax kasta oo uu jidhku u arko walax qalaad, sidaa darteed uu ka bixiyo jawaab is kabaxeed.
mandharaari [m.dh]
Mindhicirka geela kiisa yaryar; oo saaladu kabaxdo; xiidme.