Kabbo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado. 2. Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
Kabbo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabbo ↴
kabbasho | kabbayso | kabbi | kabboo | kabbood | kabbood | kabboosho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg