Kabrar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Roobka badan ee da'a marka guga roobyaraan looga baqayo xilligii dhammaado. 2. Xalxal; barar.

Kabrar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Nabar caalirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabrar

kabrarid | kabrarro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg