Kabriid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ddo, m.dh)Qoryo yaryar oo afka baaruud ku leh, oo markii meel lagu xoqo deb bixiya; qaraf; tarraq. ld kebriid, kibriid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabriid ↴
kebriid | kibriid | tarraq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg