Kacdood

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro. 2. ld kacdoodid. ld kacdoon.


Kacdood

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Nabar inuu bogsaday la moodayey caalirid. ld kacdoon².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kacdood

kacdoodid | kacdoomid | kacdoon | kacdoon |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg