kacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Kacsi dareemid. 2. Wax fadhiya istaagsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kacso

kacsasho [m.f.dh]
eeg kacso. ld kacsad, kacsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg