Kadabshiir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox-kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadabshiir

kadafjiir | kadafshiir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg