Kadalloobsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Cid kadalloobay ahaansho. 2. Cid degdegsan meel u socota ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadalloobsan ↴
kadalloobsanaan | kadalloobsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg