kadankoodso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Kadan-kood u fariisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadankoodso

kadankoodsasho [m.f.dh]
eeg kadankoodso. ld kadankoodsad, kadankoodsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg