Kadeedan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)Wax la kadeeday noqosho.
Kadeedan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Wax la kadeeday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadeedan ↴
kadeedmid | kadeednaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg