kadlee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)

Si kadle ah u ordid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kadlee

kadlayn [m.f.dh]
eeg kadlee. ld kadlays.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg