Kafaaraggud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay. 2. (dii.) Wax kafaaro laga dhigi karo ama geli kara ama guda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kafaaraggud ↴
kafaaraggudasho | kafaaraggudo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg