Kal-dibadeedka dhudhunka

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Kalka xagga dibedda xiga ee dhudhunka. kale s. 1. Dheeraad ah, aan la mid ahayn. 2. Oo k.: sidiis, camal. Tus. “Waa aabbihiis oo kale”. ld aleto. kaleto s. ld kale.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kal-dibadeedka dhudhunka


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg