Kala-rog
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.dh)(juqr.) Xariiq xuduudeed kacsan oo kala soocda durdurrada waaweyn kuwaasoo laag u ah saxan webiyo kalageddisan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kala-rog ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

