Kalabbayr

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Meel laba dhabbe ama xarriiqood isku weydaartaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbayr


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg