kalafuqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax kala fuqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalafuqsan

kalafuqsanaan [m.f.dh]
eeg kalafuqsan. ld kalafuqsanaansho.

kalafuqsanaansho [m.l]
ld kalafuqsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg