Kalaggoyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Asto (-). Xisaabfalka labaale ee lagu helo faraqa u dhexeeya laba tiro ama xaddi. Kalaggoyntu waa waydaarka isugeynta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalaggoyn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg