Kalaqaad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Bushimo, baalasha, indha-ha, iwm oo isku dhegganaa oo la kala fogeeyo. 2. ld kalaqaadid.
Kalaqaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Wax isku jirey kala soocid. 2. Af, indho iwm kala furid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalaqaad ↴
afkalaqaad | afkalaqaadid | kalaqaadid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

