Kalasarreyn

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg kalasarree. ld kalasarreys.


Kalasarreyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Faraqyada kac-sanaanta meel kasta oo dhulka dushiisa ka mid ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalasarreyn

kalasarreys |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg