kalasoocan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cmay, -cantay; -cmi)

Wax isku jaad ahaa oo la kalasaarey noqosho.

kalasoocan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

Wax la kalasaaray ama la kala gooyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalasoocan

kalasoocmid [m.f.dh]
eeg kalasoocan¹.

kalasoocnaan [m.f.dh]
eeg kalasoocan². ld kalasoocnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg