kalasoocid
(m.f.dh)eeg kalasooc². ld kalasooc¹ (2).
kalasoocid
(m.dh)(baay.) Habaynta noolayaasha iyada oo loo kala qaybinayo kooxo taxane ah, laguna salaynayo fisiyoolajigooda, anatamigooda, bayokiimiko ahaan ama xidhiidho kale oo ka dhexeeya.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalasoocid ↴
kalasooc [m.l]
1. Wax kala jaad ah oo isku darsan oo intii is lehba gooni loo saaro. 2. ld kalasoocid¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg