Kalatag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Kala guuridda ay kala guuraan dad wada noolaa khilaaf awgiis. ld kalategid.


Kalatag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay; -tegi)

1. Wax wada joogay ama meel ku wada dhaqmayey qaarba doc aadid. 2. Nin iyo naag is qabey is furid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalatag

kalategid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg