Kalax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)1. Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo. 2. Bocool weyn oo berriga laga helo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalax ↴
dhankalax | dhankalax | dhankalaxid | galax | kalaxayad | kalaxayasho | kalaxayo | kalaxigsad | kalaxigsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg