Kalbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. K. ah: qof daacad ah. 2. ld kalbixid.
Kalbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)1. Bila dhameysad. 2. Si niyad furan ula hadlid (cid).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalbax ↴
kalbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg