Kaldho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Caws caleemo dhaadheer, dun adag oo laga sameeyo rarada. 2. Maqaar lo'aad qallalan oo la goglado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaldho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg