Kalhuuris

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Muddada u dhexeysa marka qof jeermi qaado iyo marka lagu arko astaanta ugu horreysa ee cudurka.

Kalhuuris

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Xilliga u dhexeeya marka ukunta la dhalo ilaa inta ay ka dillaacayso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalhuuris

qandho-baaratifo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg