Kaliil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Xilliga roobka gu'bilawdo ama roobka dayreed oo hawadu aad u kululaato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaliil ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg