Kalkulas-xigsineed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Waxa ay la xiriirta dhakhsaha isbeddelka ee fansaaro marka loo eego isbeddellada ku dhaca doorsoomaha madax bannaan. Waxa ay ka soo ifbaxday dhibatooyinka la xiriira soo saaridda taabteyaasha xoodka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalkulas-xigsineed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg