Kallah

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Ka tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad, kallaho.


Kallah

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)

Aroorta hore meel ka tegid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kallah

kallahaad | kallahid | kallaho | kallahsan | kallahsanaan | kallahsanaansho | kallihid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg