Kalleeti

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1.Gantaal xoog leh oo kaadi ama biyo oo meel durugsan gaara. 2. Istaagga oo lagu kaadsho. ld talleeji, tallooji.

Kalleeti

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Ku k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalleeti

kalleetiyid | talleeji | tallooji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg